Madaxweyne Afrikan ah oo dhawaan dib loo doortay oo Dagaal lagu dilay

Madaxweynaha dalka Chad Idriss Deby oo dhawaan mar kale loo doortay in talada dalkaasi sii hogaamiyo ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray dagaal ciidamada dowlada kula jiraan kooxo mucaarad ah. Afhayeenka ciidamada Chad General Azem Bermandoa Agouna oo ka hadlay telefishinka Dowlada ayaa shaaciyay geerida Madaxweynaha dalkaasi , waxa uuna xusay Afhayeenka … Continue reading Madaxweyne Afrikan ah oo dhawaan dib loo doortay oo Dagaal lagu dilay